DHAGEYSO: Xog Culus: Maxaad ka ogtahay Sababta ka dambeysa in Amarkii Madaxweyne Farmaajo uusan ka dhaqan gelin Muqdisho ?


Madaxweynaha Soomaaliya ayaa labo maalin ka hor bixiyay amar ah in la furo wadooyinka muqdisho hayeesheen waxaa uu noqday war aan waxbo kasoo naasa cadaa oo dhaqan gelin waana mid ka mida waxyaabaha kordhi kara kalsooni daraba bulshada Soomaaliyeed ay dowladaan kala kulmayaan.

Aqoon yahano iyo bulshada Muqdisho ayaa aad uga xumaaday amarka madaxweynaha oo aan shaqeyn waxana ay is weydiinayaan sida ay ugu kalsoonaa karaan dowladaan aan go’aan laheyn.

Xiligaan oo ay tahay maalhihii ugu danbeeyay ee isku diyaarinta farxada ciida muqdisho waa mid kala xiran oo dadka jooga ka niyad jabsayihiin sida ciida asxaabtooda farxada ula qeybsa doonaan.


Prof Axmed oo mid ka mida aqoonyahada Muqdisho xog badana ka haya xaalada magaalada ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay arimo badan oo ku qasbi kara farmaajo inay wadooyinku sii xirnadaan.

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *