DHAGEYSO: Wararkii Ugu Danbeyay Dagaalka Galmudug Iyo Al-shabaab,Go’aan Deg Deg ah


Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan ayaa magaalada Cadaado ku yeeshay kulan deg deg ah oo looga arinsanayo dagaalka u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Al-shabaab ee ka dhacay deegaanka CAAD ee Gobalka Mudug.

Kulankaan ayaa waxaa isugu yimid masuuliyiinta Galmudug ee ka soo jeeda Goobaha lagu dagaalamay waxaana la soo sheegaya iney ka soo baxeyn go’aano ku aadan sidii loogu gurma lahaa dadka deegaanka ee alshabaabku kula dagaalamayaan deegaano ka tirsan koofurta gobolka mudug.

Shalay ilaa xalay aya la sheegay in dagaalo dhowr mar ay ka dhaceeb Deegaanada caad iyo iyo Camaara oo ka tiran mudug waxana maanta taagan xiiso kale oo hor seeti kara inay dagalo kale dhacaan.

CODKA HALKAAN KA DHAGEYSO

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *