DHAEYSO: Jigjiga oo xaalad adag gashay iyo dad maanta lagu laayay (Xogtii ugu danbeysay)


Xaaladda Magaalada Jigjiga oo Maalmahan kacsaneed ayaa maantana waxaa laga soo sheegayaa in halkaa ay ka socdaan falal amniga Magaalada liddi ku ah.

Wararka aan heleeyno ayaa sheegaya in saaka la dilay 5 ruux oo Soomaali ah, dadkaana waxaa dilay dadyoow kale oo Itoobiyaan ah.

Itoobiyaanka waxyeeleeyay Soomaalida ayaa waxaa la sheegay In ay ahaayeen dadkii dhawaan ay waxyeeladu kasoo gaartay rabshadihii ka dhacay Jigjiga.

Xaalada Jig Jiga ayaan wali aan aheyn mid degan waxana jira cabsi weyn oo bulshada ku nool halkaasi ay qabaan

Shaqaaqadaa markii ay dhacday kadib waxaa soo faragaliyay Xaaladda Ciidamada lagu Magacaabo Liyuu Boolis, oo kala dhexgalay dadkii is dilayay.

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *