XOG Dhageyso: Khaliijka & Masar Oo Hubkii ugu badna Soo Geliyey Soomaaliya Xilli Ay Taagan Tahay….


Somaliya oo ay saarantahay Cunaqabateyn dhanka hubka ah aya la sheegay in lasoo geliyo hub nuucyo kala duwan leh.

Hubka soo gala somaliya waxaa ka yimid su’aalo badan waxana wadanka jooga mudo ka badan 10 sano ciidamo loogu magac daray nabad ilaalin kuwaas oo ay ku baxdo lacag badan oo beesha caalamku bixiso.

hoos ka dhageyso warbixinta

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *