XOG DHAGEYSO: Mas’uuliin Badan oo Hal Sabab Darteed Maanta looga daad-gureeyay Magaalada Jig-jiga iyo Xog laga helay halka la geeyay


In kabadan 40 xubnood oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga shacabka Soomaalida Itooba ayaa looga yeeray magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya.

Xisbigan oo ah midka ka arrimiya deegaanka SoomaalidaItoobiya oo maalmihii lasoo dhaafay dhibaatooin ka jireen lagu yeeray xal u helida dhowr arimood oo ay wadato Dowlada Federaalku.

Arrintaas ayaa timid ka dib markii faderaalku uu la tagay madaxweynihii hore ee deegaanka oo ilaa hadda lagu hayo magaalada Addis Ababa.

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *