DHAGEYSO: cidda Daaha ka gadaal ka hurineysa Qilaafka Madaxda Galmudug Dood kulul Carabey iyo xareed


Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa shalay sheegay inay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir.

Xiisadda Galmudug ayaa soo shaac baxday kadib markii guddoomiyaha baarlamanka iyo madaxweyne ku xigeenka diideen go’aanadii shirka Kismaayo ee uu wax kasoo saxiixay madaxweyne Xaaf.

 

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *