DHAGEYSO: Farmaajo iyo Kheyre oo Dhabar jibin Aan La Fileyn la helay Maamul Goboleedyada Qilaafsan


Dowlada Somaliya ayaa ku guuleysatay inay dhabar jebiso maamulada uu qilaafku kala dhaxeeyo waxana ay qarsa u saarayihiin inay heshiis qataan.

Intii uu soo jiray qilaafka dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada waxaa socday dadaalo ay dowladu waday taas oo lagu kala fur furaayo kooxda is biirsatay ee loo taag waayay balse hada shaqaba soo galay.

Halkaan ka dhageyso codka qaabka Xaaf loo shirqoolay

Dhanka kale Puntland  ayaa lasoo xera geliyay iyadoo loo maray dhinacyo Aan awood yareyn iyo saraakiil ciidan.

Codka halkaan ka dhageyso

 

 

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *