DHAGEYSO: Tirada Xildhibaano Saxiixay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo oo Kordhay iyo Xogta shaqsiyaad geed fadhi u ah  


Waxaa kordhay abaabula mooshin la sheegay inay madaxweyne farmaajo ka diyaarinayaan xildhibaano labada aqal ee Somaliya ka tirsan.

Mooshinkaan oo ah mid xowli ku socda ayaa la sheegay inay geed fadhi u yihiin madax dalka horay xilal sare uga soo qabtay iyo hogaamiyaasha Gorowe ku shirsan.

Culeyskii ugu xooganaa oo looga cabsi qabo mooshinkaan cusub ayaa la sheegayaa in uu ka jiro Villa Somaliya.

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *