XOG DHAGEYSO: Villa Somaliya oo Heshay Dhaqaalihii ugu badnaa iyo walaaca Maamul Goboleedyada  oo cirka galay


Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay dowlada qaniga ah ee qadar ka heshay Dhaqaalo badan oo lagu maal geliyo kala fur furka maamul goboleedyada qilaafsan Dowlada Dhexe waxaa sidoo kale lagu taageeri doonaa  Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed oo loolan adagi ka jiro si meesha looga saaro Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa codsigan lacag dalabka ah hordhigtay afar bil ka hor Dowlada Qatar waxana la filayaa in Maalmaha soo socda lacagtaan aadka u badan la geeyo magaalada Baydhabo oo ay doorashada madaxweynaha koofur galbeed ka dhaceyo.

Villa Somalia ayaa la sheegayaa in balanqaadyo waa weyn u sameysay Xildhibaanada Koofur Galbeed, waxaana loo sheegay lacago aysan maleysan karin oo la mid ah tii ku baxday doorashadii guud ee dalka ka dhacday taasoo uu kusoo baxay madaxweynaha hada talada haya mudne Farmaajo.

CODKA HALKAAN KA DHAGEYSO

 

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *