DHAGEYSO: Villa Somaliya oo ka guuleysatay Xildhibano Mooshin waday iyo Siyaasiyiin geed fadhi u ahaa.


Villa Somaliya ayaa la sheegayaa inay ka guuleysatay Xildhibaano mooshin xoogan ka abaabulad Madaxweyne Farmaajo.

Qorshaha fashilka mooshinka laga waday Madaxweyanaha Somaliya ayaa waxaa fududeeyo labo arimood waxana markii hore loo arkaayay mid qal qal gelikara Dowlada Nabad iyo Nolol.

Sababta mooshin culus oo sameyn leh loogu arkaayay ayaa ah inay gadaal ka riixayeen madaxda maamul goboleedyada iyo siyaasiyiin miisaan leh.

HOOS KAWARBIXINTA  CODKA 

 

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *