DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay Go’aanka Cusub ee Shariif Xasan iyo Villa Somalia oo lacago badan ka xayirtay.


Xiisad Siyaasadeed oo xoogan ayaa ka taagan Magaalada Baydhabo waxana inta badan  isku haya Shariif Xasan Sh Aadan iyo Villa Somaliya.

Dowlada Dhexe ayaa gaartay Go’aan Cusub oo shariifka xaalada kusii xumey kara waxana jira lacago badan oo laga xanibay taas oo doorashada uu ku geli lahaa Shariif Xasan Sh Aadan.

Xildhibaanada koofur Galbeed iyo Gudoomiyahooda ayaa wada Arin xaalada sii xumey karta taas oo la sheegayo in shariifku geed fadhi u yahay.

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *