DHAGEYSO: Arin Aan la Fileyn oo Somalia iyo Qadar Xiisad ka dhax Abuurtay & Qorshaha Cusub ee DF


Dowlada Somalia ayaa aad uga carooday talaabo ay Villa Somalia ku qanacsaneyn oo qadar ka sameyneyso gudaha Somaliya.

Arintaan ayaa gaartay in warqad kulul oo canaan ah dowlada somalia u dirto qadar sida  ilo weedyo xog ogaala aan kasoo warinay .

Dhanka kale Dowlada Somaliya ayaa dooneysa in hubka laga dhigo Ciidamada ilaaliya musharixiinta koofur galbeed waxana sababta lagu sheegay labo arimood.

 

 

 

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *