DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo helay Taageero Uusan Fileyn & DF oo bilowday Abaabulkii ugu Adkaa


Hogaamiyaha Maamulka Jubland Axmed madoobe oo hada ku jira abaabulka dagaal ka dhan ah Al-shabaab ayaa helay dhiiragelin kaga timid mas’uuliin ka tirsan dowlada somaliya xili madaxda sare ee dalku siyaasad ahaan aad ugu kacsayihiin.

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somaliya oo hadlay ayaa weeraray dowlada ama xukuumada uu majaqaha u hayo xasan cali kheyre iyyaga oo axmed madoobe ku amaanay abaabulka dagaal.

Dowlada Farmaajo hogaamiyo ayay sidoo kale ku shegeen mid aan xitaa sugi karin  amniga Muqdisho iyagoo sheegay inay ceeb ku tahay taageero la’aanta dagaalka jubaland.

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *