DHAGEYSO: Gudoomiye Yariisow oo ku dhawaaqay Go’aan Sameyn Adag ku leh Viila Somalia


Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay hadal ay siweyn usoo dhaweeyeen shacabka gobolka Banaadir balse saameyn siyaasadeed ku leh Villa Somaliya.

C/raxmaan Cumar Yariisow aGudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday hadal aysan jecleysa doonin Villa Somalia sababna u ahaa in xilka laga qaado Thaabit Cabdi Maxamed oo xilkaan yariisow uga horeeyay.

Hadalka Yariisow ayaa sabab u noqo kara in si deg deg ah xilka looga qaado waana go’aan qaadashadiisu u u muuto mid adag

 

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *