DHAGEYSO: Sedax Arimood oo Sabab u ah Guusha Aan la Fileyn Madaxweyne Deni & Doorka qarsoon ee Farmaajo


Puntland maanta waxaa ka dhacay doorasho ka xiiso badneyd kuwii horay usoo maray tan iyo markii la aas aasay maamulkaan oo ka fac weyn dowlada federaalka somaliya ka dib bur burkii dowladii melatariga aheyd ee uu majaraha u hayey jaale maxamed siyaad barre.

loolanka doorasho ee maanta ka dhacay PL oo wax badan ka bedelnaa kii dhawaan baydhabo lagu qabtay ayaa leysla gaaray ilaa sedax wareeg oo wel welkeeda leh.

wareegii sedaxaad ee ugu danbeyay doorshada madaxweynaha waxaa isku soo haray laba musharax oo kala ah Generaal Asad Cusmaan Cabdullaahi iyo Saciid Cabdullaahi Deni oo helay codadka ugu badan ee doorashada.

Vila Somaliya gaar ahaa Mudane Farmaajo ayaa la ogaaday in uu door-wanaagsan ku lahaa natiijada doorashada oo Deni uu kusoo baxay.

Sidoo kale waxaa jira ilaa sedax sababood oo Deni u fududeeysay in uu 21 musharax ka guuleysto waxana sidoo kale shirqool siyaasadeed loo dhigay Mudane Gaas.

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *