DHAGEYSO: Sirta ka danbeysa Nin Ajnabiya in loo magacaabo Bangiga Dhexe ee Dalka & Xildhibaano is-dhaarsaday kadib..


Hadal heyn badan ayaa ka dhaqalat qorshe Villa Somalia ay ku dooneyso in Bangiga dhexe ee dalka loo magacaabo nin u dhashay dalka UK.

Fasiraad kala duwan ayaa arintaan laga bixiyay iyadoo xog laga helay sababta ka danbeysa in Dowlada Somalia Nin Ajnabiga madax uga dhigto Bangiga dhexe ee dalka.

Dhanka kale Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegay inay qaada doonaan go’aano caqabad ku noqo doona rabitaanka Vill Somalia.

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *