DHAGEYSO: Villa Somalia iyo Aby Ahmed oo ku heshiiyay Go’aan dhabar jab ku ah Axmed Madoobe & Duulaankii ugu Adkaa oo ku wajahan…


Dowladaha Somalia iyo Itoobiya ayaa gaaray heshiis hoose oo uusan ku farxin axmed madoobe hogaamiyaha maamulka J/land.

Arintaan oo ku Aadan dagaalada ka dhanka ah alshabaab iyo qaabka loo wajahaayo ayaa waxaa go’aan mideysan ka gaaray Aby Ahemd iyo Farmaajo.

Waxaa kale oo lagu heshiyay qorshe uusan mar kale ku dhiira karin in uu soo laabto axmed madoobe.

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *