DHAGEYSO: Villa Somalia oo Arin aysan Fileyn kala kulmeysa Madaxweyne Deni & Dagaalkii ugu Adkaa oo durba bilowday


Xog cusub ayaa laga helay qaabka uu noqo karto xiriirka dowlada federaalka somaliya iyo maamulka puntlnad kadib markii meesha uu ka baxay C/weli gaas oo door weyn ku lahaa Aas-Aaskii Golaha iskaashiga Dowlada Goboleedyada ee mucaaradka cad kala hor yimid dowlada dhexe.

Xogta soo baxday oo laga helay madaxweynaha shalay la doorta ayaa noqotay mid aysan ku farxin Villa Somalia iyadoo la ogaaday in Deni uu ka aragti fog tahay gaas marka loo eego xiriirta dwolada dhexe iyo puntland.

Dhanka kale Dowlada somaliya ayaa qorshe adag iyo dagaal xoogan oo siyaasadeed u dejisay Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubaland.

Dowlada Federaalka ayaa diyaarisay ciidamadii ugu badnaa ujeedkuna waa in laga shaqeeyo wado xilka looga tuuro ama uusan kusoo laaban Axmed madoobe oo hada qilaaf adag uu kala dhaxeeyo Villa Somalia.

 

 

Update


Nagala Soo Xiriir

dalxus@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *